berberatoday.com
Golaha Guurtida Oo Golaha Wakiilada Kusoo Celiyay Xeerkii Guud Ee Doorashada Iyo Xeerkii Furista Ururada Ee Loo Gudbiyay Iyo Sababta
September 26, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida Somaliland ayaa hadda ku celiyay golaha wakiilada labada xeer ee kala ah 1-Xeerka guud ee Doorashooyinka Qaranka 2-Xeerka furista ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka.
Sababta ay Golaha guurtidu usoo celiyeen ayaa lagu sheegay inaanu xeerka waafaqsanayn xeerarka loosoo gudbiyay iyaga oo golaha guurt idu ugu baaqay Wakiilada inay xeerka soo waafajiyaan
Golaha wakiilada ayaa aanay ka soo xaadirin mudanayaash mudo sadex maalmood ah golahaasi, wararka ayaa sheegay ku celintani in la filayo inay qaboojin u noqoto khilaafka mooshinka labada xeer ee 14 iyo 91.
Hadda ayaa loo gudbiyay shir-gudoonka golaha wakiilada, labadaasi xeer oo kujira kartoon Golaha Wakiilada ayaan xeerkaas kartoonka kujira qaabilin waxaanay dhigeen fiyaarada xafiiskooda
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews