“Xoghayaha Golaha Wakiilada Ayaa Kartoonka Ku Siday Xeerka Oo Meesha Dhigay,Golaha Guurtiduna May Kusoo Ridin Kartoon”Xildhibaan Dayib Xasan Boobe”Daawo Muuqaal
September 26, 2022 - Written by admin
“Ciddii Kartoonka Meesha Dhigtay Ha La Waydiiyo, Golaha Guurtidu Xeerka Kartoon Ugummuu Gaynin Wakiilladda”
Xildhibaan Dayib Xasan Boobe Mudane Ka Tirsan Golaha Guurtida.
https://youtu.be/TKZe3aEyxIs
Berberatoday.com