berberatoday.com
Kenya”Guri La Dhisaayay Oo Ku Dumay Shaqaalihii Dhisaayay Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay
September 27, 2022 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Ugu yaraan lix qof, ayaa geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu soo dumay dhisme dhismo ku socday oo ku yaalla ismaamulka Kiambu oo u dhow magaalada Nairobi.

Waxaa jirta cabsi ah in dad badan ay ku xanibanyihiin burburka hoostiisa.

Sidoo kale, Howlaha samataxibinta dadkaas, ayaa waxaa ay weli ka socotaa halkaasi.

Booliska, ayaa baadhaya waxa sababay burburka dhismahaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews