Shacabka Wajaale Oo Ka Cabanaya Qashin Buux Dhaafiyay Suuqyada Magaalada Iyo Fariin Baaqa Ay Udireen Xukumada Sare
September 29, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajale ayaa markale baaq culus udiray wasiirada arimaha gudaha iyo maadxwayne biixi iyagoo ka dalbaday in maamulka degmada ay ka badaleen islamarkaana laga midho dhaliyo hadalkii madaxwaynaha ee ahaa in degmada wajaale ubaahan tahay maamul wanaagsan oo ka shaqeeya horumarkeega.

