berberatoday.com
“Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa, Maxamed Kaahin In Masab Danbe Oo Uu Umadda Uqabto Ay Ugu Danbayso, Kaa Arimaha Guduhu”Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland
October 1, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Xasan ayaa ka hadlay wareegto kazoo baxay wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha jsl maxamed kaahin oo lagu durkinayo kaantaroolada degmooyinka caasimada ku xeeraan qaarkood taasi oo uu afhayeenku ku tilmaamay mid fidno abuuraysa islamarkaana duulaan ku ah gobolka hawd

Sidoo kale Afhayeen cabdilaahi ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha oo uu sheegay in uu isago wareegtan iyo amarada ciidamada amaanka bixinayo taasi.

Dhanka kale afhayeen cabdilaahi ayaa ku duceeyay in wasiir maxamed kaahin aanu xil danbe uqaban Somaliland maadamadakursigiisii ay rasaasi kaga soo dhacay gobolkii halganka isagoo fariin gaar ah udiray siyaasiyiinta beesha habarjeclo ee hada ku jira saaxafada siyaasada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews