Sheekh Almis Yaxya Oo Khudbadii Salaada Jimcaha Kaga Hadlay Geeridii Sheekh Yuusuf Qardaawi, Oo Kamid Ahaa Culimadii Uu Wax Kasoo Baxtay”Daawo Muuqaal
October 1, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Almis Imam Yaxye Xaaji Ibraahim Ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay geeridii sheikh Yuusuf Qardaawi oo ahaa caalam islaamka ka baxay, kana mid ahaa culimadii uu kasoo baxtay diinta Isagoo tacsi udiray kana waramay tukubtii uu qoray.
Sidoo kale sheekh almis ayaa ka hadlay islaamku sida uu u qadirin jiray culimada iyo dadka aqoonta uleh diinta.