Haayada Cilmi Baadhista Beeraha Oo Soo Bandhigtay Dalagyo Kala Duwan Oo Laga Beeray Gobolka Gabiley.
October 3, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Haayada cilmi baadhista beeraha ayaa soo bandhigtay dalagyo kala duwan oo hanaan cilmi baadhiseed lagaga beeray gobolka gabiley iyo muhiimada ay leeyihiin.