Xukuumada Somaliland Oo Amar Culus Kusoo Rogtay Gaadiidka Rakaabka Iyo Rarka-qaada
October 3, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland, ayaa soo saartay wareegto ay ku amrayso in aanu baraha kaantarool ee dalka dhaafi karin gaadhi aan ruqsada iyo ogolaanshiyaha rarka iyo rakaabka dadweynaha ka haysan wasaaradda gaadiidka.