Madaxweyne Muuse Biixi Oo War Kasoo Saaray Doorashooyinka Iyo Muddo Kordhinta
October 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumaddu soo dhawaynayso muddo kordhinta iyo in doorashooyinka loo qaban doono sida ugu dhakhsaha badan, Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland.