Munaasibada Xuska Dhalashada Nabi Muxumed N.N.K.H Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo”Daawo Muuqaal
October 7, 2022 - Written by admin
Arabsiyo(Berberatoday.com)-Munaasibad loogu diyaar garoobayay xuska dhalashada nabigeenii suubaan nnkh ayaa maanta lagu qabtay magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley.

