berberatoday.com
Xasan Daahir Aweys Oo Si Adag Uga Hadlay Wiilkiisii Oo La Dilay
October 7, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xasan Dahir Aweys oo ka mid ahaan jiray saraakiishii sare ee Al-shaabaab, haddana ah maxbuus u xidhan Dowladda Soomaaliya, ayaa ka hadlay geeridii wiilkiisa iyo sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab, kuwaas oo dhawaan lagu dilay duqayn Mareykanku ka fuliyay gobolka Jubbada hoose.

Xasan Daahir oo ka soo muuqday muuqaal la soo galiyay baraha bulshada ayuu ku sheegay in Cabdullaahi Nadiir oo ahaa madaxii dacwadda Al-shabaab uu ahaa mid ka mid ah ardaydiisii, sidoo kalena ay u dhaxday walaashii ina Daahir Aways.

“Wiilkayga idinkaa dilay, kan kalena (Cabdullaahi Nadiir) walaalkay buu ahaa. Walaashay ayaa u dhaxday, ardayna waa ii ahaa,” sidaas waxaa yidhi Xasan Daahir Aweys oo aad uga cadhaysnaa dilkooda, isagoo ku tilmaamay inay shahiideen.

Xasan Daahir, ayaa dowladda Soomaaliya ku tilmaamay inay tahay “Cilmaaniyiin”.

Waxaa uu weerar afka ah ku qaaday Mukhtaar Roobow oo hadda ku jira dowladda Soomaaliya, isagoo ku dhaleecayay sababta uu dowladda ugu biiray, ugana weecday dariiqii Al-Shabaab.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews