berberatoday.com
7 Askar Oo Katirsan Ciidamada Jabuuti Oo Jabhada Canfartu Ku Laysay Deegaanka Tojorah.
October 9, 2022 - Written by admin
Jabhada Canfarta Jabuuti Oo Askar Dawlada Jabuuti Katirsan Laysay.
Warka Waxa Baahisay Warbaahinta
Dalka Jabuti
7 askari oo ka tirsan Milatariga dalka Jabuuti ayaa geeriyooday halka 4 kalana ay dhaawac noqdeen, kadib markii ay jabhadda Canfarta ee Furudka loo yaqaan ay weerartay Saldhig ay leeyihiin Milatariga Jabuuti oo ku yaalla deegaanka Garabtisan oo ka tirsan Gobolka Tadjourah.
Sidoo kale lix askari oo kale ayaa la waayay, sida ay shaacisay Wasaaradda Difaaca ee dalka Jabuuti.
Laammaha ammaanka ee Jabuuti ayaa sheegay in ay ku daba jiraan jabhadda weerarka soo qaaday.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews