Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacant Oo Soo Qabtay Nin Ku Eedaysan Inuu Gawracay Ilmd Yar Uu AbtiUyhay Oo 2 Sano Jirtay.
October 9, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Siciid Ismaciil Xassan oo ku eedeysan inuu dilay gabadh yar oo lagu magacaabi jiray Nashaad Sakariye Xassan oo 2 jir ah.
Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa , waxaana eedeysanuhu dilka inantan yar u istacmaalay Midi uu ku gawracay.
Ciidanka Booliska JSL waxay mar walba u mahad-naqayaan Shacabka somaliland ee xogaha la soo wadaaga.
Berberatoday.com