berberatoday.com
Kaalinta Waran Galbeed Waxay Kutaala Inta Udhaxaysa Kala-baydh Iyo Gabiley.
October 9, 2022 - Written by admin
Kaalinta Waran Galbeed waxa ay ku taala inta u dhaxaysa Kala-baydh iyo Gabiley.
Kaalintani waxa ay muhiim u tahay shidaal qaadashada gaadiidka jidkan ku safraya ee u kala googasha degaanada xuduuda la leh Somaliland, sida gaadiidka Taraaglayaasha ah ee dekadda Berbera ka soo qaada raashinka isla markaana geeya dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.
Geesta kale kaalintani waxa ay muhiim u tahay in ay ka shidaal qaataan gaadiidka kale ee dadweynaha ee jidkan ku safraya.
Kaalintan waxa maalgashadan mid ka mida muwaadiniinta reer Somaliland isaga oo ka fikiray sida baahi weyn loogu qabo in goobtan oo kale laga hirgaliyo kaalin shidaal.
Musawirkan waxa aanu la kulanay intii aanu ku safraynay jidkan isku xidha magaalada Hargeysa iyo gobollada galbeedka Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews