berberatoday.com
“Wax Kastoo Aan Nebigii CSW Iyo Asxaabtii Aanay Samayni Waa Xaaraan Yaa Yidhi?Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
October 9, 2022 - Written by admin
wax kasta oo aan Nebigii iyo asxaabtii aanay samayni waa xaaraan yaa yidhi?
W/Q Abwaan Weedhansame
Marka Xuska Nebiga NNKH la weynaynayo, qolyaha ku andicooda in aanu bannaanayn oo uu xuska dhalashadu rasuulku bidco tahay, waxay xujo ka dhigtaan oo yidhaahdaan “Nebigii muu samayn xus, asxaabtiina may samayn oo iyagaa samayn lahaa hadduu khayr ku jiro”
Haddaba su,aashu waxay tahay:
1. Nebigii iyo asxaabtii ma intay Cilaaj furtaan ayey odhan jireen sunnaha iyo quraanka ayaan kugu duwaynayaaye, lacagta keena?
2. Nebigii iyo Asxaabtii ma intay xujaajta raacaan oo waajibaadka xajka sida loo gudanayo tusaan, ayey lacag service ah ka qaadan jireen?
3. Nebigii iyo asxaabtii ma intay masaajidka qof guursanaya ka kireeyaan ayey lacag kaga dhex qaadan jireen?

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews