Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Aagaha Warshadaha Ee Caasimada Hargaysa Yeelan Doonto
October 9, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaaradaha maalgashiga, arimaha gudaha, hawlaha guud iyo guryaynta iyo maayarka caasimada ayaa dhagax dhigay aaga warshadaha kaasi oo ku yaala duleedka caasimada hargaysa