Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Oo Baabi’iyey Laba Guddi Uu Sharci Darro Ku Dhisay Farmaajo
October 10, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareegto uu soo saaray ku baabi’iyay guddiyada golaha adeega garsoorka Soomaaliya iyo la-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaas oo ahaa laba guddi oo ay sameysay ama howlgalisay dowladdii hore ee Farmaajo.