berberatoday.com
Wasaarada Cadaalada Somaliland Qaar Kamid Ah Nootaayooyinka Gobolka Maroodijeex Oo Ruqsadihii Lagala Noqday
October 10, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda cadaaladda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ruqsadihii kala noqotay qaar ka mid ah nootaayooyinka ka hawl gala gobolka Maroodijeex, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda.

Bayaanka Wasaaradda, ayaa lagu sheegay in ay ruqsad kala noqoshada Nootaayooyinkan u cuskatay qodobka 18aad ee xeerka Nootaayooyinku Xeer Lr: 18/2001 kuwaas oo sifo sharciga  waafaqsan looga laalay ruqsadihii ay haysteen.

Sidoo kale bayaanka, ayaa lagu sheegay in lagu wargeliyay nootaayooyinkaas in wixii dhokmentis ah iyo shaanbadaha ah ee ay hayaan ay ku wareejiyaan agaasimaha waaxda wasaaradda cadaaladda ee gobolka Maroodijeex.

Waxaa kale oo ay fartay in wixii gobolada ahna ku wareejiyaan Isku-duwayaasha gobolada ee wasaaradda Caddaaladda sida uu dhigayo Qodobka 7aad farqadiisa 3aad ee Xeerka Nootaayooyinka Xeer Lr:18/2001.

Hoos ka akhriso bayaanka wasaaradda

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews