berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hakiyay Mashruucii Aaga Warshadaha Ee Dhawaan Xukumadiisu Dhagax Dhigtay Ee Haleeya Iyo Sababta
October 12, 2022 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hakiyay Aaga Warshadaha ee Gobolka Maroodijeex oo dhawaan Hargeysa ay ka dhagax dhigeen Masuuliyin ka tirsan Xukuumada dhaxe iyo golaha deeganka Hargeysa.
Sababta Hakinta Madaxweynaha ayaa lugu sheegen inay tahay hadalkii ka soo yeedhay dadka dhulkaas leh, oo si adag ugu hanjabay inaanay yeelayn in dhulkooda laga wareego.
Dhulkani ayaa ku yaala deegaanka Haleeya ee Bariga Hargeysa
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews