berberatoday.com
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo madaarka Cigaal kusoo dhawaysay dhalinyaro laga soo celiyay dalka liibiya H
October 13, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha socotada ee #IOM waxa ay dalka kusoo dhaweysay 7 Dhallinyaro ah, kuwaasi oo lagasoo celiyey Dalka Liibiya oo ay  si tahriib ah kujoogeen muddo badan.

 

Dhallinyaradan ayaa markii ay kasoo dageen madaarka caalamiga ah ee Cigaal waxa ay dareemeen farxad maadaama dalkooda si nabadgeliyo ah ay kusoo gaadheen.

Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranku iyada oo gudanaysa waajibaadka ay Qaranka u hayso waxa ay ahmiyad gaar ah siisaa dhallinyarada tahriibka lagasoo celiyo, iyada oo loosameeyo gacan qabasho dhaqaale iyo latalin si ay ugasoo kabtaan dhibaatooyinka dhaqaale ama maskaxeed ee ay kala kulmeen muddada ay Tahriibka kujireen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews