War Cusub Oo Laga Soo Saaray Dhismaha Suuqa Waaheen Iyo Ganacsato Loo Digay
October 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-War cusub, ayaa ka soo Kordhay Dhismaha Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa oo gubtay 1-dii April ee sannadkan 2022-ka, waxaana digniin loo diray qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland.