Aas Qaran Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Mujaahid Jaamac Qarash.
October 15, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta magaalada hargaysa gaar ahaan xabaalaha halayo aas qaran loogu sameeyay muj jaamac ismaaciil “qarash” oo kamid ahaa halgamayaashii xoreeyay somaliland
Waxaana aaska marxuum ka qaybgalay hogaanka xisbiga waddani xildhibaano iyo dadwayne tiro badan kuwaasi oo ka waramay taariikh nololeedkiisii.