Itoobiya Oo Digniin Culus Udirtay Dawlada Ireland Iyo Sababta
October 15, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa diginin middii u dambaysay waxay u dirtay Ireland taas oo ku saabsan mowqifkeeda la xidhiidha dagaalka labada sano ka socda dalkaas ee u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF.
