berberatoday.com
Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Da”yarka 17 Sano Jirka Oo Ku Guuleystay Koobka Cecafa U-17
October 16, 2022 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-sano jirrada ayaa ku guuleystay tartanka Cecafa U-17 kaddib markii ay 3-1 ku garaaceen dhiggooda South Sudan, kaasoo sidoo kale ay ku xaqiijiyeen inay ka qayb galaan tartanka qarammada qaaradda Africa ee 17-sano jirrada,

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastayn 1-0, iyadoo xulka qaranka Soomaaliya uu hoggaanka u dhiibay Cabdi Xaafid.

Markii dib la isugu soo laabtay xulka South Sudan ayaa gool barbarro ah la yimid, balse xulka Soomaaliya ayaa si xarrago leh ugu jawaabay barbarrahaas kaddib markii uu Cabdi Raxiim labo gool oo cajiib ah shabaqa ku riday.

Tani ayaa taariikh weyn u noqotay xulka qaranka Soomaaliya kaasoo ku guuleystay koobkiisii ugu horreeyay, waxayna dalka Ethiopia kala soo laabteen sharaf, maamuus iyo maqaam ay shacabka Soomaaliyeed ku hamminayeen.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews