Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Ciidanka Ruushka Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisadda
October 17, 2022 - Written by admin
Kyiv(Berberatoday.com)-Wasaaradda Gaashaandhigga ee Ruushk,a ayaa sheegtay in rag hubeysan ay 11 qof ku toogteen goob ciidamada Ruushka lagu tababaro, waana dhirbaaxadii ugu dambeysay ee soo gaadhay ciidamada madaxweyne Vladimir Putin tan iyo markii ay duullaanka ku qaadeen Ukraine.