berberatoday.com
TPLF oo Baaq Udirtay Beesha Caalamka
October 18, 2022 - Written by admin

Mekelle(Berberatoday.com)-Fallaagada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya, ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay ka qeyb qaataan sidii xabad joojin deg deg ah ay u wada gaadhi lahaayeen iyaga iyo dowladda Itoobiya ama inay ka caawiyaan sidii ay isku difaaci lahaayeen, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay kooxda oo lagu baahiyay barta Twitter-ka.

TPLF waxay beesha caalmka ka codsaneysaa inay “cadaadis ku saaraan ciidamada Eritrea inay isaga baxaan Tigray isla markaana dowladda Itoobiya ay ku cadaadiyaan inay soo fadhiisato miiska wadahadallada”.

Eritrea oo saaxib la ah dowladda Itoobiya waxay ka caawineysay dagaalka ay kula jirtay jabhadda TPLF.

TPLF waxay sidoo kale sheegtay inay diyaar u yihiin joojinta colaadda waa haddii dowladda Itoobiya ay aqbasho wadahadallada nabadda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews