berberatoday.com
Wasiirka Shaqo Galinta.Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Oo Safar Kutagay Badhan Laguna Soodhaweeyay
October 18, 2022 - Written by admin
Badhan(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Shaqa gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Mustafe Godane ayaa gaadhay Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Badhan.
Wasiirka iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiraran loogu soo dhoweeyay Magaaladaasi.
Waxana uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Wasiirku Masuuliyiinta Degmada iyo Gobolka iyo Bulshada qaybeheeda kala duwan.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews