Komishanka Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Deeqo Waxbarasho Oo Somaliland Ka Heshay Dalka Itoobiya.
October 19, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Tacliinta Sare ee Qaran JSL ayaa shaaciyay Deeqo Waxbarasho oo Cusub oo ay Ethiopia ka heleen,