Xildhibaan Katirsan Baarlamanka Xamar Oo Somaliland Iyo Puntland Ka Dalbaday Arrin La Xidhiidha Al-Shabaab
October 20, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo mar soo noqday Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya, ayaa ka hadlay abaabulka dagaal ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee hadda ka socda Soomaaliya.