berberatoday.com
Isiuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil Oo Kulan La Yeeshay Gudida Caafimaadka Ee Xaaladaha Degdega Ah Ee Gobolka Saaxil
October 21, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee gobolka Saaxil Dr Saleeban Xuseen Nuur oo ka duulaya siyaaddii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee ahayd in gobol kastaa yeesho gudidda xaaladaha degdega (Emergency Team) ka hawl gala xaalada xumadda ah ee dalka ka jirta mudooyinkii u dambeeyay ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay gudidda xaaladaha degdega ah ee heer gobol. Si looga tashado talabooyinka la qaadayo si loo xakameeyo loogana hor-tago xanuunkan xumadda ah ee jira.
Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews