Alle Ha Unaxariisto Wariyihii Weynaa Gudoomiyihii Tv-ga Horyaal Oo Addis Ababa Itoobiya Ku Geeriyooday
October 23, 2022 - Written by admin
Alle ha u naxariistii walaalkeen Gudoomiyihii Telefiishanka Horyaal Marxuum Maxamed Cismaan Mirre( Sayid) oo goor dhaweyd ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaana sidaasi xaqiijiyay eheladiisii iyo Hawlwadeenada Tv-ga Horyaal