berberatoday.com
Dagaal Laba Beelood Udhexeeya Oo Kadhacay Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel Afweyn Dhimasho Iyo Dhaawacna Sababay
October 23, 2022 - Written by admin
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Dagaal u dhexeeya Laba Beelood oo Walaalo ah ayaa La Sheegáy Caawa inuu Ka Socdo Deeganka Dararwayne Ee Gobolka Sanaag
inta ay Xaqiijiyeen Wararku Waxa Ku Geriyoday 1 Qof sidoo kale Dhaawaca ayaa La Sheegay inuu Kor U Dhaafayo ilaa 5 Qof.
Wararku Waxay sheegayaan in Marxuumka Ku Geriyoday Dagaalkasi Lagu Magaacabi Jiray Salax Maxamed Jaamac
dad ka Agdhaw Deegaanka Laga soo sheegayo Dagaalka oo Aanu La Xidhiidhnay Ayaa Noo Sheegay in Loo Badinaayo in Dagaalku Dabada ku Hayo Aano Qabiil iyo Utimo Hore U Dhex Maray Beelaha deegeenka
waxaanay Intaa ka dareen in Dagaalku Wali Socdo Waloow Aanay ii Xaqiijin In ay jiraan Wax Ciidamo ah oo Kala dhex Galay Labada Beelood Balse Dagaalka ayaa wali Socda ayey iigu soo koobeen hadalka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews