Shirka Beelaha Garxajis Oo Maanta Furmay Iyo Magacyada Xubnaha Loo Doortay Shir Gudoonka
October 26, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Shirka beelaha garxajis ayaa maanta sirasmi ah uga furmay magaalada burco ayaa lagu doortay xubnaha hagi doona shirka inta uu socdo.

Shirka DAL-WANAAJE ee Beel weynta Garxajis ee ka furmay Magaalada Burco maanta ayaa waxa cod aqlabiyadda laggu ansixiyey sagaal xubnood,kuwaas oo noqonaya shir guddoonka haggaya shirka inta uu socdo,waxaana kale yihii sidan: