Wafti Ka Socda Somaliland Oo Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Canfarta Oo Lagu Qabtay Magaalada Tojoro Oo La Kulmay Madaxweyne Geele
October 27, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayna Weheliyaan Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida, Madaxdhaqameed kale Iyo Siyaasiyiin ayaa dalka jabuuti kaga qaybgalay xaflada caleemo saarka Suldaanka Qoomiyada canfarta oo ka qabsoontay magaalada tojora.

