berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo Lagu Eedeeyay Sharci Jebin
October 27, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga arrimaha guddaha ee golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wasiirka arrimaha guddaha ku eedaysay in uu ka dhaga adaygay codsiyo ay guddigu kulan kaga dalbatay.

Xildhibaan  Axmed Nuur Guruuje oo ah guddoomiyaha guddiga, ayaa wasiir Maxamed Kaahin Axmed, ku eedeeyay in uu si cad iskaga dhaga tiray dalabka guddiga.

Guruuje, ayaa sheegay in guddigiisu aanay codsi danbe u qori doonin wasiir Kaahin, lakiin ay arrintiisa u gudbin doonaan gole waynaha, si golaha oo dhani ugu yeedho oo uu wax uga waydiiyo shaqadiisa.

Waxa sidan oo kale bishii labaad ee sannadkan guddiga u diiday Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland,  Cabdiqani Maxamuud Caateeye, isaga oo sheegay in aanu ka hadli karin goob warbaahintu joogto oo uu siro qaran hayo.

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews