Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay shilal ka dhacay jidadka ku xeeran caasimada kuwaasi oo ay ku nafwaayeen dad halka ay sobobeen dhaawacyo kala duwan.