Ehelada Gabadh Fariin Naxdinle Ku Baahisay Facebookga Oo Ka Waramay Duruufaha Ay Ku Sugnayd”Daawo Muuqaal
   October 31, 2022 - Written by admin
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada gabadh fariin naxdinle  ku baahisay facebooga kuna sheegtay in ay geerida ka jeceshay nolosha taasi oo laga raadinayay magaalada hargaysa gaar degmada macalin haaruun ayaa ka waramay xaalada ay ku sugnayd markii ugu danbaysay iyo duruufaha ku kalifay in ay nafteeda haligayso.
Dhanka kale gabadhan oo lagu magacaabo huda xuseen ayaa goordhawayd laga helay magaalada gabiley taasi oo ay hada gacanta ku hayaan ciidanka booliska ee saldhiga magaalada gabiley.
