Masuuliyiintii Xisbiga Waddani Iyo Wariyihii Horn cable Tv Ee ku Xidhnaa Magaalada Gabiley Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadoodii!
October 31, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka garabka dhalinyarada ee xisbiga wadani Buuni Cabdi Abiib Iyo Wariyihii Tvga Horn Cable iyo mid kamid ah Dhalinyarada magaalada Gabiley oo mudo sagaal cisho ah ku xidhnaa magaalada gabiley ayaa maanta dib uhelay xoriyadooda kadib markii ay siidaysay xukuumada oo iyadu Xidhay.
