Taliska Booliska Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Inay Gacanta Kuhayaan Gabadhii La Raadinaayay Ee Damacsanayd Inay Isdisho
October 31, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Ee Saldhiga Magaalada Gabiley oo hada Gacanta ku haya Gabadhii laga Raadinayay Magaalada Hargaysa ee fariinta naxdinta ku baahisay barta ay ku leedahay facebookga.
