berberatoday.com
Taliska Booliska Somaliland Oo Bulshada La Wadaagay Shilalkii Gaadiidka Ee Dhacay Sacadihii Udambeeyay Dalka Oo Dhan
October 31, 2022 - Written by admin
Warbixin Shilal Gaaddiid :
Taliska Ciidanka Booliska qaybta Nabadgalyada Waddooyinku waxa uu halkan kala wadaagayaa bulshada Somaliland saacaddihii ina dhaafay shilal is xig-xigay oo dalka ka dhacay.
Hargaysa : 6Shil ayaa ka dhacay , kuwaasi oo ay sababeen Gaaddiid kala duwan , waxa ku dhaawacmay 5qof wax dhimashina ma jiraan , sidoo kale Burbur Maaliyaddeed ayaa jira oo Gaaddiidka ah.
Boorama : 1Shil ayaa ka dhacay kaasi uu sababay Gaadhi dhacay , waxa ku dhaawacmay 9 qof , wax dhimasha ahina ma jiraan.
Berbera: 1 Shil laba gaadhi oo isku dhacay waxa dhaawaca 3Qof , wax dhimashina ma jiraan.
Hadaba Ciidanka Nabadgelyada waddooyinku , waxay bulshada farayaan gaar ahaan wadayaasha Baabuurta inay taxadar iyo masuuliyad muujiyaan, sidoo kale dhimaan xawaaraha gaaddiidka.
Cidii awaamiirtaas qaadan waydana , waxaa ciidamada Nabadgalyada waddooyinku ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan.
Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews