berberatoday.com
Golaha Wadatashiga Soomaaliya Oo Baaq USoo Diray Somaliland
November 1, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Golaha Wadatashiga Soomaaliya, ayaa warmurtiyeed ay soo saareen waxaa ay baaq ugu jeediyeen xukuumadda Somaliland iyo shacabkeeda, iyaga oo ugu baaqay in ay ilaashadaan amniga iyo xasiloonida ay ku caana maaleen.

Golaha wadatashiga Soomaaliya, ayaa boggaadiyay dhaqanka, dimuquraadiyada iyo daganaanshaha ay Somaliland ku soo caano maashay, waxaanay soo jeediyeen in reer Somaliland ilaashadaan.

“Goluhu wuxuu bogaadinaya dhaqanka, daganaanshiyaha iyo dimuquraadiyada ay  Somaliland kusoo caano maashay, wuxuuna ugu baaqayaa in ay ilaashadaan xasiloonidooda iyo nabada,” waxaa sidaasi warbaahinta u sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aways.

Baaqa golaha wadatashiga Soomaaliya, ayaa ku soo beegmaya maalin kadib qaraxyadii gilgilay agagaarka Zoobe ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo sababay dhimashada dad kor u dhaafaya ilaa 100 qof iyo dhaawaca 300 oo kale.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews