Xildhibaan Macallimu Oo Shaaciyay Cidda Al-Shabaab Qaraxyada Usoo Gelisa Muqdisho
November 1, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimu oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday xog ku saabsan weerarada qaraxyada ah ee ay Al-Shabaab ka geysato gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.