Golaha Amaanka Oo Kordhiyay Mudada Ciidamada Nabad Ilaalinta Sii Joogayaan Somaliya!
November 2, 2022 - Written by admin
New York(Berberatoday.com)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar muddo kordhin ah Oo loo sameeyay hawlgalka kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Muddo hal sano ah, oo ku eg ilaa Oktoobar 31, 2023, ayaa loo kordhiyay xafiiska UNSOM.