Dawlada Itoobiya Iyo Jabhada TPLF Oo Wada Gaadhay Heshiis Nabadeed
November 3, 2022 - Written by admin
Johnsburg(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya iyo jabhada tplf oo wada hadal ufurmay ayaa heshiish ka gaadhay colaada mudada badan socotay ee udhaxaysay jabhada gobolka tigrey iyo xukuumada raysalwasaare abiye