General Jidhif Oo Ka Xog Waramay Aas Aaskii Ciidamada Booliska Jsl Iyo Marxaladihii Ay Soo Mareen. H
November 3, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-General Maxamed Xassan C,laahi (Jidhif) Taliyhii hore Ciidamada Qaranka Somaliland Ahaana Taliyihii ciidankii nabadgalayada ee bilowgii somaliland ayaa hanbalyo u diray guud ahaa Ciidamada Booliska JSL Xuska Munaasibada Aas-aaskii Ciidamada Booliska oo ku began maalinta barito oo ay Taariikhdu tahay 03-11-2022, waxaanu ku amaanay sida ay hadh iyo habeen ugu taagan yihiin Amniga Qaranka JSL.
