Madaxwayne Muuse Biixi Oo Si Adag uga soo Horjeestay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garxajis, Kuna Tilmaamay Sharci Jabin”Daawo Muuqaal
November 3, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa si adag uga soo horjeestay go,aamadii kazoo baxay shirkii garxajis sheegayna in aanay beeline xaq ulahayn in ay yidhaahdaan deegaanadayada doorasho kama dhacayso.