berberatoday.com
Xildhibaan Koodbuur Oo Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada, Waxna ka Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada!
November 3, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudi hoosaadka golaha wakiilada ee Arimaha dibada Iyo Xidhiidhka caalmiga Ah Xildhibaan maxamed jaamac koodbuur ayaa ka warbixiyay kulan ay la yeesheen wasiirka wasaarada arimaha dibada oo ay ka xogwarayseen arimo badan oo la xidhiidha shaqada wasaarada carqalado ka jira madaarka caasimada

Sidoo kale xildhibaan koodbuur ayaa sheegay In ay wasiirka wax ka waydiiyeen xadhiga afhayeenkii wasaarada arimaha dibada Axmed Yuusuf Cilmi (suudi) mudo ku xidhan xarunta danbi baadhista.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews