Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Taagnaa Deegaanka Lughaya.
November 6, 2022 - Written by admin
Lughaya(Berberatoday.com)-Babadhasaabka gobolka Awdal oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan maamulka gobolka iyo ka ciidanka booliska ayaa soo afjaray khilaaf muran oo udhexeeyay bulshada deegaano katirsan degmada lughaya kaasi oo ahaa isticmaalka biyaha dur durka ee dooxa qabri baxar kaasi oo sobobay isku dhac keenay dhaawac hal qof.


