Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Dhismaha Wadada Hargaysa Pay Pass Oo Gabo Gabo Ku Dhow.
November 6, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Dhismaha wado casri ah oo laga dhisanayo duleedka magaalada hargaysa ayaa hada ku dhow gabo gabo taasi oo caasimada hargaysa ka maraysa galbeedka waqooyi
Wadada hargaysa pay pass ayaa kamid ah jidka berbera corridor.