berberatoday.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno Isugu Jira.
November 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 08/11/2022 waxa uu habka maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) kulan kulayeeshay Safiiro iyo ku xigeeno ay wehelinayaan diblamaasiyiin oo kala ah, EU – Ambassador Tiina Intelmann, Belgium – Ambassador Peter Maddens, Denmark – Ambassador Steen Sonne Andersen, Finland – Ambassador Pirkka Tapiola, France – Ambassador Arnaud Suquet, Ireland – Ambassador Fionnuala Quinlan, Italy – Ambassador Alberto Vecchi, Norway – Ambassador Gunnar Holm and chargé d’affaires Haakon Svane, Sweden – Ambassador Per Lindgärde, Germany – Sascha Kienzle, Deputy Ambassador, Netherlands – Deputy Ambassador Laurie Visser, US – Anthony Diaz, Deputy Chief of Mission (Acting), UK – Lizzie Walker, Head of British Office Hargeisa iyo Canada – Robert Bunbury, First Secretary. Waxaana kulankaasi lagu lafo-guray, hawlaha gargaarka binu-aadannimo, dar-dargelinta iyo xoojinta mashaariicda ay hore uga wadeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo arrimaha doorashooyinka.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews